Author : admin
2403 Posts -
0 Comments
Somaliland ma waxay xiriirka Taiwan ka door biday saaxiibadii dhalanteedka ahaa?
Jamhuuriyadda Somaliland 29 sannadood waxay dalalka reer Galbeedka, dawladaha Carabta iyo waddamada jaarka ka quuddaraynaysay in ay ka hesho aqoonsi buuxa ama xattaa mid dadban...
Madaxwayne Waare oo khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey Shirka Dhuusamareeb
Madaxweynaha HirShabeelle Mohammed Abdi Waare ayaa caawa Khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo caawa lagu...
Laftgareen oo hal arrin uga mahad celiyey Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha DF
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen ayaa caawa Khudbada ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo lagu soo gebagebeeyey Dhuusamareeb. “Waxaa...