Author : admin
2403 Posts -
0 Comments
Sheekh Zakir Naik oo laga mamnuucay in Wacdi ka jeediyo Dal Muslim & Sababta keentay
Sheekh Zakir Naik oo u dhashay dalka Hindiya ayaa dhawaan xiisad iyo muran badan ka dhaliyay dalka Malaysia uu kunoolaa sanadihii ugu dambeeyay, waxaana sheekhan...
Maamul Goboleed War kasoo saaray Doorashadii Jubbaland Baaqna u diray Axmed Madoobe
War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed...
Banaan baxyo ruxay magaalada Kismaayo iyo Wararkii Ugu Dambeeyay (Daawo Sawirada)
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii maanta ka dhacday magaaladaasi oo Madaxweynaha maamulka Jubbaland loogu doortay Sheekh...
Maxkamada sare ee Puntland oo go’aan ka gaartay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay Caisha Ilyas
Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaartay sadex nin oo loo heestay in dil iyo kufsi naxariis daro ah...
Axmed Madoobe oo loo dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Jubbaland
Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa maanta sidii la filayay Madaxweyne u doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isagu hormuud u ahaa qaban qaabada iyo maamulida...
Cabdirashiid Xidig oo isna loo doortay in Madaxweyne ka noqdo Jubbaland (Daawo Sawirada)
Baarlamaanka Isbadal doonka ee Jubbaland ayaa goordhaw doorasho ay ku qabteen magaalada Kismaayo waxa ay Madaxweynaha maamulka Jubbaland ugu doorteen Cabdirashiid Maxamed Xidig . Doorashadan...
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Jubbaland oo goordhaw la doortay
Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ka dhacday doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbaland ay ku tartamayeen ilaa Sadex Musharax uu ku jiro Madaxweynihii maamulkaasi Sheekh Axmed Madoobe. Doorashada...
Daawo Sawirada: Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay iyo Wakiilada beesha …
Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ay ku tartamayaan afar musharax uu ku jiro Madaxweynaha waqtihiisu dhamaaday ee Axmed Madoobe. Doorashadan...