Daawo Muuqaal “Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa madaale karti badan oo awood u leh inuu dhowr aayaamood!!
Qof walibaa oo ibnu aadam ah wuxuu leeyahay samaan iyo xumaan, waxaana waajib ah marka aad qofka nuucaasi ah aad ka faaloonayso in aad sheegtaa...