Duqa Muqdisho oo la kulmay Maamulada Jaamacadaha ku yaala Muqdisho (Sawirro)
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la yeeshay maamulada jaamacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho, waxaana shir gudoomiyay Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane...