Madaxweyne Qoor Qoor oo shaaciyey liiska Musharaxiinta aqalka sare ku metelaya Galmudug (Magacyada)
Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey 6 ka mid ah liiska musharaxiinta ku tartamaya 8 kursi oo ay Galmudug ku leedahay Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya...