MUQDISHONEWS Deg Deg :-Rishi Sunak ayaa loo doortay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UKadminOctober 24, 2022October 24, 2022 by adminOctober 24, 2022October 24, 20220 Xogahayahii hore ee Arimaha Maaliyadda Britain ee horay looga adkaaday in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak ayaa loo doortay markaan inay noqdo Ra’iisul... Read more
MUQDISHONEWS Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka (Sawiro)adminOctober 24, 2022 by adminOctober 24, 20220 Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo masuul ka ah dajinta siyaasadaha,... Read more
Xaqiiq :-Xasan Shiikh shir caalami ah miyuu u aaday Jabuuti Mise Xaflad Aroos !!adminOctober 24, 2022October 24, 2022 by adminOctober 24, 2022October 24, 20220 ... Read more
MUQDISHONEWS Safiirka Somalia ee Kambala oo kulan la qaatay Wasiiru dowlaha A/dibadda Uganda (Sawirro)adminOctober 20, 2022October 21, 2022 by adminOctober 20, 2022October 21, 20220 Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula qaatay magaalada Kampala ee dalka... Read more
MUQDISHONEWS DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Britain Liz Truss oo is-casishay, Lix todobaad ka dibadminOctober 20, 2022October 20, 2022 by adminOctober 20, 2022October 20, 20220 Ra’iisul wasaaraha Britain Liz Truss ayaa maanta sheegtay inay iska casileyso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo noqoneysa ra’iisul wasaarihii ugu muddada gaabnaa taariikhda Britain.... Read more
MUQDISHONEWS Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Addis Ababa (Sawiro)adminOctober 13, 2022October 13, 2022 by adminOctober 13, 2022October 13, 20220 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta soo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia. Ra’iisul... Read more
MUQDISHONEWS Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawiro)adminOctober 13, 2022October 13, 2022 by adminOctober 13, 2022October 13, 20220 Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo warbixinno la xiriira xaaladaha Amniga... Read more
Duqa Muqdisho oo booqday qabriga Marxuum Eng. Yariisow (Daawo Sawirro)adminOctober 13, 2022October 13, 2022 by adminOctober 13, 2022October 13, 20220 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday qabriga Allaha Unaxariisto Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho... Read more
MUQDISHONEWS Shir loo hadlayay Tiirka caddaaladda & garsoorka madaxa bannaan oo ka dhacay Muqdisho (Sawiro)adminOctober 10, 2022October 10, 2022 by adminOctober 10, 2022October 10, 20220 Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka caddaaladda iyo garsoorka madaxa bannaan oo... Read more
MUQDISHONEWS Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda (Sawiro)adminOctober 10, 2022 by adminOctober 10, 20220 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida gobolka iyo xiriirka... Read more