Murashax Xildhibaan Mohamed Yusuf oo cambaareeyey sida Farmaajo uu ugu tuntay awood qaybsigii dowladnimada.
Mohamed Yusuf Ahmed oo ah Murashaxa u taagan Xiubinta Xildhibaanimo ee aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey sida madaxweynaha Soomaaliya Mudane...