Xukuumada Kheyre oo la sheegay in Saxaafada u qeybisay mid ay u hanjabto iyo mid ay laaluushto
Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay Maxamed Ibraahim Mocalimuu, oo ah Xoghayaha Guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ,waxa uuna ka hadlay xarig...