Author : admin
2404 Posts -
0 Comments
Somalia’s first all-women media team puts women journalists in control of the news agenda
WHAT: Launch of “Bilan”, Somalia’s first-ever all-women media unit, where women journalists can work with no harassment and are free to choose what stories they...
Maamulka K/Galbeed oo joojiyay wadashaqeynta RW Rooble ee Arimaha Doorashada
WAR-SAXAAFADEED Dowlada Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka...
RW Rooble oo shaqada ka eryey xubno ka tirsanaa FEIT, soona saaray awaamir cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha Guud ee Labada Aqal...
Shaki laga muujiyey Maareeye & ku xigeen sheegtay in loo magacaay heyadda Isgaarsiinta Qaranka !!
Waxaa Shalay magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ay iskugu yimaadeen shaqaalaha iyo howlwadeenada heyadda isgaarsiinta Qaranka. Waxaa kulankaas lagu shaaciyey in Cabdullahi Cabdicasiis oo hadda...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo War kasoo saaray shaacinta liiska Xildhibanada Labada Aqal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha...