Xasan Cai Khayre oo si xooggan u cambaareyay heshiiskii Muuse Biixi & Abiye Axmed !!
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cai Khayre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay heshiiska dowladda Itoobiya sheegtay in ay la gashay maamulka Somaliland...