Xaflad si heer ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen waxgarad ka socday qeybaha bulshada Soomaalida ee ku dhaqan London ayaa lagu soo dhoweeyay...
Munaasabad lagu qabtay Magaalada Rotterdam ee dalka Holland, ayna ka soo qeybgaleen xubno ka mid ah hormuudka Soomaalida ee dalkaasi ku dhaqan, ayaa taageero loogu...
Guddoomiyaha haweenka Gobolka Banaadir marwo Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay in maamulka gobolka Banaadir ay wadaan dedaalo lagu yareynayo qasaaraha ka dhasha daadadka ay roobabku keeneen,...
Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug ee Yurub, ee magaceeda loo soo gaabiyo GEDAN oo ay ku middeysan yihiin ururro ka dhisan waddamada Yurub ayaa caawa...
Waxaa galabta ka bilowday Magaalada Amsterdam mu’tamar 3 cisho soconaya, ayna muxaadarooyin ka jeedin doonaan culumaa’udiin ay ka mid yihiin Sheekh Mustafa Sheekh Haaruun Ismaaciil...
Munaasabad lagu maamuusayay fadliga & kheyrka ay xambaarsan tahay ciidul-adxa, ayna soo qabanqaabiyeen Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Zwolle & Magaalooyinka ku dhowdhow ayaa maanta lagu...