Maxaan u siin la’nahay Mudnaanta uu naga mudan yahay Diplomaasi Abuukar Mohamed Abdi (Boston) ? !
Diplomaasi sare Abuukar Mohamed Abdi (Boston) oo muddo dheer ku jiray Xayn-daabka Diplomaasiyadeed ee Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah Soomaalida Aqoontooda iyo Khibradooda lagu...