Qaybtii 3aad :- Xusuustayda Waxqbadkii Xassan Cali Khayre intii aan Joogay Xafiiskiisa
Kobcinta Ganacsiga :-Xukuumadda ayaa dedaal badan gelisay horumarinta ganacsiga iyo warshadaha, fududeynta ganacsiga, dhiirigelinta Maalgashiga, kor u qaadista dhoofka xoolaha iyo waxyaabaha kale ee dalka...