Qaybtii Ugu Danbeesay:-Xal ma Leeyahay Khilaafka Dowladda Federaalka & Dowlad-goboleedyada Qore:- Mohamed Abdi Adan -Xoosh
In ajaanib ay dhex gasho madaxda Soomaalida, ma aha arrin u cuntanta hoggaamiye isku kalsoon. Waxa ayna taasi sii qasi kartaa xiisaddii siyaasadeed ee kacsanayd,...