Waa Kuma Shaqsiga Awooda badan ku dhax leh Xafiiska R/W Kheyre kana dhax wada Khalalaasaha ?
Xoghayihii Xafiiska Raisul wasaaraha Somalia Maxamed Keynaan oo shaqada looga eryey qaladaad uu sameeyey laguna bedelay masuul kale ayaa waxaa soo baxay shaqsiyaad kale oo...