Gudoomiye Barnaamij : “Waxan bogaadin booqashada iyo howsha Ra’iisul Wasaaraha ka soo qabtay Hirshabeelle”
Guudoomiyaha Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH) Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan(Barnaamij) ayaa bogaadiyay booqashada taariikhiga ah ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdiga uu horkacayay ee...