Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo Wargelin muhiim ah u haya Bulshada (Daawo Video)

239

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee dalka Somalia.

Guddiga ayaa soo bandhigay magacyada iyo astaanta xisbiyada uu illaa hadda diiwaan geliyey, wuxuuna ka codsaday haddii ay jiraan ururo iyo heyadda horey loogu diiwaan geliyey astaamahan iyo magacyadan iney guddiga la soo xiriiraan.

Hoos ka daawo Muuqaal faahfaahsan oo arrintaas la xiriira:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com