(Akhriso Qodobada) Heshiis goor dhow Galmudug iyo Ahlu suna ku kala saxiixdeen Muqdisho

Maamulada Ahlsuna iyo Galmudug ayaa goor dhow si rasmi ah ugu kala saxiixday magaalada Muqdisho heshiis lagu mideynayo oo dhowaan ay ku gaareen wadahadalo ka dhacay  dalka Jabuuti

Munaasabada saxiixda heshiiskan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Somalia ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Wasiirka Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo xubno kale, waxaana qodobada labada dhinac ay saxiixeen u qornaayeen sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com